DAAWO VIDEO:Hey’adaha dalka Oo loo jeediyey digniin ku saabsan Duufaanta La Nina

0
34

Wasaaradda degaanka ayaa kor u qaaday digniin laga cabsi qabo qaabka saameyn ee ay jawiga u bedeli karto duufaanta La Nina oo haatan soo qaseysa badweynta Paasifikada.

La Nina waxaa ay leedahay sifeeyey heerkul aad u qoto dheer iyada oo qalajisa balliyada biyaha marka la barbardhigo El Niño oo iyadu ay keento badaha oo kululaada.

Xoghayaha joogtada ah wasaaradda degaanka Charles Sunkuli ayaa ku booriyey saynisyahannada, cilmi-baareyaasha, iyo kuwa kale ee doorka ka ciyaara arrimaha cimilada xaaladda hawada in ay indho furan u yeeshaan cimilada guud isla markaana kormeer lagu sameeyo waxyaalaha ay la imaaneyso dabeysha LaNina.

HALKA HOOSE KA DAAWO SAAMEYNTA CIMILADA EE LA NINO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here