Darawal wadey gaari dhuxul ku rarneyd Oo gaarigiisa lagu gubay Kitui

0
20

Darawal ganacsade ah ayaa shalay dalbaday in la siiyo magdhow kadib markii gaarigiisa oo dhuxul sidey lagu gubey degmada Kitui.

Darawalka ayaa la xiray sababo la xiriira gooshinta dhuxusha oo ka ganacsigeedu sharci darro yahay iyo in uu heystay waraaqo been abuur ah oo ganacsi.

Gaari ayaa sida la sheegay la gubay sababo la xiriira in uu jebinayey xeerka laga qaatay dhuxusha iyo arrinta la xiriirta gubista carada ee agagaarka Kitui.

Xayiraadda ayaa waxaa ay timid wax yar kadib markii lagu dhawaaqay mamnuucista ka ganacsiga iyo isticmaalka bacaha, kaasi oo dowladdu soo rogtay isla markaasina wadammada Afrikaana badankooda laga dhaqangeliyey.

Dhowridda degaanka waa shaqo laga hirgeliyey degaanka si kaalmo looga geysto arrimaha dhanka dhowridda degaanka iyo wanaajinta cimilada si looga hortago in uu isbedel cimilo dhaco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here