Dowladda kowntiga Mandheera oo war ka soo saartay arrinta suuqa khaadka Mandheera

0
42

Dowladda Mandheera ayaa sheegtay iney jiraan dad doonaayo iney gubaan suuqa khaadka ee gudaha magaalada mandheera si ay u adeegsadaan magaca dowlada Mandheera.

Waxaa sidaasi yiri xoghayaha guud ee dowladaasi Cukash Cabdullahi iyo wasiirka waddooyinka kowntiga Mandheera Axmed Cali oo warbaahinta kula hadlay xarunta dowlada Mandheera.

HALKAN KA DHAGEYSO CODKA WASIIR CUKAASH CABDULAAHI:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here