Honorable Aadan Barre Ducaale Oo ka waramay siyaasadda…

0
81

Hogaamiyaha Aqlabiyadda baarlamaanka wadanka Kenya ayaa wareysi uu siiyey telefishinka Somali-Midimo TV oo laga leeyahay Mareykanka kaga warbixiyey arrimaha siyaasadda ee Bariga Afrika.

Xildhibaanka ayaa sheegay in Kenya aysan damacsaneyn in ay Soomaaliya ka qaadato wax badweyn ah, sidoo kale mudane Aadan Barre ayaa sheegay in labada dal ay leeyihiin xiriir soo jreen ah isla markaasina ay wadaagaan xuduud dheer.

Sidoo kale wareysiga oo taabanayey dhinacyo kala gedisan ayaa uu uga waramay arrimo dhowr ah:

HALKA HOOSE KA DAAWO QEYBAHA ARRIMAHA DIBADDA EE MUDANE AADAN BARRE:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here