Labo qof Oo mooto (Boda Boda) ku dishay Kisumu

0
30

[RMK]: Qof mooto wade ah iyo ardey la socday ayaa Talaadada maanta ah mootadii ay wateen kula gadoontay Kisumu, mootada ayaana waxaa ku dhacay intaas kadib gaari weyn oo loori ah.

Qofka mootada la socday oo ahaa arday ayaa loo qaaday isbitaalka iyadoo xaaladiisu xun tahay, shilka ayaa ka dhacay nawaaxiga Kachok.

Hore ayaa waxaa la sheegay in goobta uu shilku ka dhacay uu tareelle ku dul maray mooto tuk tuk hal asbuuc ka hor, isagoo goobta ku dilay 3 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here