Mareykanka oo Digniin Kulul u Diray Xukumadda Syria

1
26

Nikki Haley, Safiirka Mareykanka u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa digniin u dirtay Madaxweynaha Syria Bashar al-Assad Axaddi shalay, iyadoo sheegtay in Mareykanka uu gantaalo cusub ku weerari doono taliskiisa, hadii uu mar kale fuliyo weerar uu u adeegsado hubka kiimikada ah.

Haley oo hadalkan ka sheegtay mar ay u warameysay Telefishinka Fox News, ayaa tiri

“Haddii Asad aysan gaarin fariintii ay xambaarsanaayeen 105tii gataal ee Sabtidii ay Mareykanka, Britian iyo Faransiisku ku dhufteen sadex xarumood oo kuwo hubka Kiimakada ah, waxaa xigaya mid xanuujsa, kuwo kale ayaa xigga, mana ogolaan doono xitaa isticmaalka cadadka ugu yar ee Hubka Kiimikada ah.”

Waxey sheegtay in sida Asad uu u dhaqmo ay ku xirantahay in duqeyntooda ay noqoto jawaab mar qura ay bixiyeen iyo inay sii wadaan.

VOA

1 COMMENT

  1. “Good – I should definitely pronounce, impressed with your web site. I had no trouble navigating through all the tabs as well as related information ended up being truly easy to do to access. I recently found what I hoped for before you know it at all. Reasonably unusual. Is likely to appreciate it for those who add forums or something, web site theme. a tones way for your client to communicate. Nice task.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here