Maxkamad amartay in dib hubkiisa loogu celiyo Gavanaha Kisumu

0
36

Maxkamadda sare ee dalka ayaa amar ku bixisay in dowladda ay dib ugu celiso hubkiisa gavanaha Kisumu Anyang’ Nyong’o iyo ku xigeenkiisa Mathews Owili ilaa inta laga dhegaysanayo kiis labada nin ka dhan ah oo maxkamadda yaalla.

Garsooraha ayaa sheegay in ay tahay waqti iska lumin in dhanka maxkamaddaha iyo xisbiyada in dad dacwad loo heysto ay hadana dalbadaan in hubkooda dib loogu celiyo.

Mas’uuliyiintani ayaa la sheegay in ay dabagal ku hayaan isbatooraha guud ee dalka Joseph Boinnet, wasiirka arrimaha gudaha Fred Matiang’i iyo qareenka guud ee dalka Githu Muigai waxaana dacwadan ay gudbiyeen xilli 4 ilaalo ah lagala wareegay Janaayo 31-keedii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here