Waaxda Nadaafadda NEMA Ee Kowntiga Nairobi Oo tababareysa 100 shaqaale

0
10

By: Burhan Farah Hassan

[RMK]     Waaxda nadaafadda dalka ee loo soo gaabiyo NEMA ayaa warqad u qortay aqalka ‘City Hall’ ee dowladda hoose iyada oo codsatay in loo tababaro 100 kormeerayaal degaan ah.

Waxa ay kormeerayaashu kaalin lixaad leh ka ciyaari doonaan dhammaan nadaafadd Nairobi, Agaasimaha guud Geoffrey sida uu warqad ugu qoray xoghayaha kowntiga Peter Kariuki Abriil sanadki 13-keedii.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here