Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Garissa Oo Soo Dhaweyay kulankii Hon. Aden Dualle Iyo Farah Moalim

0
91

By: Burhan Farah Hassan

[RMK]    Xildhibaano katirsan Barlamanka hoose ee kowntiga ga Garissa ayaa si diiran u soo dhaweeyay kulankii dhex maray hogaamiyaha aqlabiyada barlamanka ah na xildhibaanka laga soo doorto bartahama garissa Aden Barre Dualle iyo farax Moalim oo horay ula tartamay.

HALKA HOOSE RIIX KA DHAGEYSO WARBIXINTA WERIYE YUNIS DEKOW OO WAREYSTAY MCA-YO KA TIRSAN BARLAMAANKA GARISA.

DAAWO SAWIRADA KULANKA:


 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here